Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

 

Bandhiga raw caawa waxa uu ka dhici doona magaalada orlando gobolka florida
Waxa uu bilaaban doona 8:30 xilliga mareekanka saacada geeska afrikada ay tahay 3:30 habeennimo
Caawa bandhigan Raw waa bandhig aad u xiiso badan

waxyaabaha ugu xiisaha badan Bandhiga caawa

bandhiga caawa waxaa ugu xiisaha badan soo laabashada halyeey john cena kaaso muddo badan ka maqnaa bandhigaas iyadoo soo laabashada john cena lagu beegan xilli dhawaan ay dhici doonto bandhiga weyn ee bishan la ciyaari doono royal rumble waana arrin xiiso badan waxaa la sugaaba  waxyaabaha xiga uu  john cena  caawa samayn doono


sidoo kale caawa bandhiga raw waa habeen ka duwan habeenada kale maadaama dib bandhigaas lagu arki doono ninka haysta suunka universal champions brock lesnar isagoo caawa doonaya inuu si weji ka weji ah u kulmayn ninka uu la ciyaaro doono bandhiga royal rumble braun strowman

sidoo kale caawa waxaa la ciyaari doona suunka tag team champions iyadoo bobby roode iyo chad gable suunkooda ay caawa ka difaacan doonan kooxda lagu magacaabo the revival

F-G:Waxan u taaganahay inan idin soo gudbino
Waxyaabaha ka dhaca bandhiga caawa ee raw waxan idin soo gudbin doona iyagoo dhamaystiran maalinta berito Insha allah