Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Bandhiga raw caawa waxa uu ka dhici doona magaalada grand rapits gobolka michigan
Waxa uu bilaaban doona 8:30 xilliga mareekanka saacada geeska afrikada ay tahay 3:30 habeennimo
Caawa bandhigan Raw waa bandhig aad u xiiso badan

waxyaabaha ugu xiisaha badan Bandhiga caawa

bandhiga caawa waxaa ugu xiisaha badan soo laabashada jawaabta uu bixin doono ninka kusoo guuleystay bandhiga royal rumble seth rollins

kaaso la dhibtoonaya dhaawaca kasoo gaaray 6 f-5 uu kala kulmay universal champions brock Lesnar lama oga in Lesnar uu caawa kasoo muuqan doono bandhiga raw laakiin waxa la xaqiijiyay seth rollins inuu caawa uu kasoo muuqan doono raw

finn balor ayaa usbuucii waxa uu ka guuleystay  lio rush isagoo hadda fursad u haysta inuu bandhiga elimination chamber uu wajaho bobby lashley suunkai intercontinental championship

waxaa weli xal loo helin khilaafka u dhaxeeya becky lench iyo qoyska McMahon maadaama becky ay doonayso mar naba inan shaki la gelin ciyaarteeda wrestlemania taaso ay wajahayso gabadha haysata suunka raw womens champions ronda rousey laakiin qoyska McMahon waxa ay becky ku qasbaayeen inay hortagto doctor si loo hubiyo dhaawaceeda lugta

F-G:Waxan u taaganahay inan idin soo gudbino
Waxyaabaha ka dhaca bandhiga caawa ee raw waxan idin soo gudbin doona iyagoo dhamaystiran maalinta berito Insha allah