Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Bandhiga raw caawa waxa uu ka dhici doona Garoonka allstate arena magaalada chicago  ee gobolka illions
Waxa uu bilaaban doona 8:30 xilliga mareekanka saacada geeska afrikada ay tahay 3:30 habeennimo

Caawa bandhigan Raw waa bandhigii ugu horeeyay ka dub bandhigii weyn ee taariikhiga kaaso ka dhacay Australia ee super shown down taaso ah mid taariikhi ah oo ay kasoo qayb geli galayn taageerihii ugu badnaa abid

waxyaabaha ugu xiisaha badan Bandhiga caawa


bandhiga super show down waxaa la arkay markii ay dhamaatay ciyaarta weyn u dhaxeesay undertaker iyo triple h kaaso soo afjaray mudo badan uusan ka guuleysanin undertaker

laakiin waxa lal yaabay markii triple h iyo shawn Michaels ay sharfeen undertaker iyo kane laakiin brothers of the destruction ayaa weerar ku qaadayn triple h iyo shawn Michaels waxaana caawa la sugaya waxa ay ka yiraahdaan labada dhinac

roman empire caawa waxaa u bilaaban doona isdiyaarinta ciyaarta kulul ee ka dhici doonta saudia arabia markaaso wajahaya raga ugu xooga badan wwe ee kalaah braun strowman iyo brock Lesnar waxaana laga yaab in caawa Lesnar uu kasoo muuqdo bandhiga

xaga gabdhaha bandhiga raw waa mid iyaga ugaar ah sababtoo waxa ay markii ugu horeesay ciyaari doonan gabadhaha bandhig iyaga u qaas ah kaaso lagu magacaabo evolution

gabadha hogaaminaysa gabdhaha wwe ee Ronda Rousey ayaa sugaysa in lagu dhawaaqo qof iyada la ciyaari doono bandhiga evolution waxaana macquul in caaw Lagu dhawaaqo

F-G: Waxan u taaganahay inan idin soo gudbino Waxyaabaha ka dhaca bandhiga caawa ee raw waxan idin soo gudbin doona iyagoo dhamaystiran maalinta berito Insha allah

2 Comments

  1. Fadlan ii fahansiiya waxa aad uga jeeddaan bandhiggii ugu dambeeyey ee RAW?

    Ma Undertaker iyo Triple H ayaan dib u ciyaari doonin mise waa si kale?

    Idinkoo aad u mahadsan ii yar fahansiiya.

  2. sxb waxaa ciyaari doono triple h iyo shawn Michaels iyagoo wajihi doona kane iyo undertaker bandhiga ka dhici doono saudi Arabia bandhiga lagu magacaabo crown jewels

Comments are closed.