Ileen Atirishooyinka Bollywoodka Foolxuma Ku Dhamaaatay Hadii Aysan Make-up Isticmaalin!!

Atirishooyinka Bollywoodka quruxdooda ugu weyn waa Make-up-ka hadii Make-up jiri laheen atirishooyin badan oo maanta lagu tilmaamo kuwa qurxoon ayaa daadka qaadi lahaa.

Waxaan soo helnay muuqaal atirishooyinka Bollywoodka qaar kamid ah la isugu keenay sawiradooda kuwaso laga soo qabtay xiliyo ay Make-up la’aan yihiin.

Qaarkood wey iska roon yihiin balse kuwa kamid ah waad la yaabi doonta marka aad shaashada ka daawaneyso iyo markaan farqiga weyn ee u dhaxeya.

Halkaan hoose ka daawo atirishooyinka Bollywoodka qaar kamid ah oo Make-up la’aan ah: