Home Nolosha Jilayaasha Indhaheena Miyaa Mise Wiilka Kareena Ee Taimur Iyo Wiilk Sunny Leona Wey...

Indhaheena Miyaa Mise Wiilka Kareena Ee Taimur Iyo Wiilk Sunny Leona Wey Isku Ekyihiin? Warbixin Cusub!!

 

Mudooyinkan dambe waxay sawir qaadayaasha u xiiseyn Taimur Ali Khan inee sawiro ka qaataan maadama uu kamid yahay amaba uu hogaaminaayo caruurta ugu caansan adduunka waqtigaan.

Waxaa la sheegay in hader uu kusugan yahay magaalada London halkaasna uu waqti kula qaadanaayo waalidkiisa Kareena & Saif oo goobta dalxiis u joogaan waxayna sawir qaadayaasha is gaad-gaad ugu jiraan xiliga uu dalka kusoo noqon doono.

Haddaba todobaadkan waxaa la arkay arin saxaafada ka yaabisay taaso ah in wiilka Sunny Leone iyo wiilka Kareena Kapoor aad isugu egyihiin dadka qaarkood xitaa ku adkaatay inee kala saari waayeen.

Sunny Leone waxaa u joogaan 3 caruur ah oo kala ah 2 wiil iyo 1 gabar magaalka ayee lasoo aaday Sunny wiilkeeda xili saxaafada sawiro qasoo qaadatay. Waxaa la isla bar bardhigay wiilka Sunny iyo midka Kareena ee Taimur oo sawir hore laga hayey waxayna dadka ku mashquuleen inee la yaabaan sawirka sare idiin kaga muuqda.

Mida ugu yaabka badan ayaa ha in isku ekaanshahooda sii siyaadineyso labiska ay xirab yihiin oo iskumid ah adiga fikir ahaan akhriste sidee kula tahay wiilasha Kareena iyo Sunny ma iski ekyihiin?

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...