Irrfan khan Yuu Taagero U Yahay Film Nooce Ah Ayuu Jecel yahay Wax Badan Ka Ogow!!

 

Irrfan Khan waa mid kamid ah atoorayaasha ugu qaab jiliinka wanaagsan ee Bollywoodka katirsan inkastoo dhowaanahan uu fagaaraha ka maqnaa arimo caafimaadkiisa la xariira aawged.

Irrfan Khan waa atoore misane atoore kale taagero u ah waxaa la sheegay atoorahan qaab jiliinka heerka sare ah leh inuu taagero rasmi ah u yahay Mega Star Amitabh Bachchan iyo Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan.

Sido Kale xidigan Hollywoodka xidigo badan ayuu ka taagera maadama uu Hollywoodka kasoo shaqeyay aflaamtodan uu in badan daawado waxaana kamid ah xidigaha uu Hollywoodka ka taagero sida Philip Seymour, Hoffman, Robert De Niro iyo Al Pacino.

Sido kale Hal Film Hollywood ah ayuu film oo dhan ugu jecelyahay kaaso ah filmka The Men ee sanadkii 1950 la daawaday waa film uu in badan daawado hada kahorna wareysi ayuuba ku sheegay.