Isbadalka muuqaalka: is bar-bar dhig lagu sameeyay sawirada atariishada caanka ah Ee Katrina Kaif muuqaalkeeda hore iyo xiligan (Sawiro)

Katrina Kaif waa mid kamid ah atirishooyinka ugu caansan Bollywoodka ee sida weyn looga dambeyo taaso guulo lixaad leh ka gaartay mudadii ay fanka ku guda jirtay.

Katrina waxay sameesay aflaam Big Blockbusters wada noqdeen sido kale waa atirisho qaab jiliin ahaan si weyn loo amaanay aflaamtedaa door ahaan kaga run sheegtay

Haddaba  waxaa  idin  heynaa  sawiro u  gaar  Katrina Kaif xiligii ay soo galaysay fanka  sida ay u qurux badneed iyo sawiradayda maanta iyo isbadalka ku dhacay atariishadan atariishadaan.

Atariishada Katrina Kaif hadda waxa ku yimid is-badal weyn oo dhanka muuqaalka ah iyo weliba dhanka quruxda taaso xitaa aad ka eegi karto sawirada kuweedii hore iyo muuqaalka iminka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*