Isbadalka muuqaalka: is bar-bar dhig lagu sameeyay sawirada shah rukh khan gabadhiisa suhana khan muuqaalkeeda hore iyo xiligan (Sawiro)

Shah Rukh Khan gabadha quruxda badan ee uu dhalay Suhana Khan waa mid kamid ah saxaafada dhalinta ay xiiseyaan kuwaaso ay dhaleen xidigaha caanka ah

gabadhan ayaa sidoo kale waxaa ay si weyn u gil-gilaysaa baraha bulshada iyadoo mar walba soo dhigta sawiro shidan oo qurux badan waxaana midaas ay keentay in si weyn loogu mashquulo gabadhan

iyadoo marka marka kasii dambaysaa suhana ay la imaanayso qurux iyo soo jiidasho dheeraad ah maadama hadda la taagan yahay xiligii ay kusoo biiri lahayd bollywoodka

gabadhan ayaa waxa ay is-badal weyn ku sameesay muuqaalka weliba dhanka quruxda taaso xitaa aad ka eegi karto sawirada kuweedii hore iyo muuqaalka iminka

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*