Home Nolosha Jilayaasha Jaceylkii Dhexmaray Dharamji & Meena Kumari Iyo Halkuu Ku Dhamaaday!!

Jaceylkii Dhexmaray Dharamji & Meena Kumari Iyo Halkuu Ku Dhamaaday!!

 

Barisamaadkii waxaa boqorkii cajaaibta lahaa ee shaneemoyinka hindiya la dhihi jiray Super Star Dilip Kumar sido kale waxaa jirtay isla sidaa lamid ah Boqorad xiligaa laga dambeyay waana Meena Kumari taaso awood badan laheed xiligaas.

hadaba waxyar aan dib ujaleecno noloshii adkeed ay xidigtaan soomartay ayadoo yar.

Meena Kumari waxay ka dhalatay qoys sabool ah aabahed markuu waayey wax uu ku koriyo gabadhiisa wuxuu geeyay iyadoo yar meelaha agoonta lagu koriyo, Meena bulshada sumcad daro aye kala kulantay weyna udulqaadan jirtay marxaldaha iyo dhibka dadka kala kulmeysay ayado yasid iyo jaaifo kala kulmi jirtay.

hadaba xidigtaan waxa usuuro gashay inee kusoo biirto filim jilista, waxayna noqotay atarisho weyn oo guulo badana gaartay, sanadii 1952 ayee waxay lakulantay xili ay filim duubis kujirtay Kamal Amrohi.

xidigtaan aya ka heshay ninkaa inkastoo sanad ahaan aad oga weyna asigoo ka weynaa gabadhaas xiligaa 15 sano hadana guur horey usoo maray, aye hadana jaceyl waali ah u qaaday hadaba ugu dambeen wey isguursadeen labadan lamaane, mudo dheer kadib Meena arinta ayaa kucuslaatay oo ninkeeda daryeel kama aysan helin oo aadbu dayacay xaaskisa iyadana waxay aheyd qof aad udulqaad badan intaa kadib waxay saaxiib kadhigatay cabiska qamriga maadama murugo badan nolosheedi tan iyo yaraantedi kabixi la dahay.

hadaba xaalku markuu halkaa marayo Meena nolosheedi waxa kusoo biiray Darmendra isagoo jaceyl lasameeyay xidigtaan mudo 3 sano ah, kadib Darmendra wuxuu gudo galay xiliga noloshiisa ugu maceed waxuuna noqday xidig weyn kaaso asna fursad uwaayey xidigtaan gabi ahaana ka baxay nolosheeda inta kadib dagaal aya dhexmaray labadaan heer mar xitaa uudharbaaxay Meena asigoo xanaaqsan Darmendra.

Meena tani  niyad jabkale ayee kasii qaaday maadama ninkeedi dayacay wiilkee isjeclaadena meel cidlo ah oga tagay Meena waxay  badsatay cabista qamriga waxayna noqotay qof kali ku ah nolosha.

ugu dambeen xidigtaan waxay dunida ka hoyatay 31 march 1972 ayadoo kudhexjirtay noloshii adkeed ee silaca aheed niyad jabkii kudhacay qalbigeedi ayee ku geeriyotay xidigtaan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...