Home Nolosha Jilayaasha Jacqueline Fernandez oo kashiftay sirta iyo awoodeeda qarsoon.

Jacqueline Fernandez oo kashiftay sirta iyo awoodeeda qarsoon.




Atariishada Bollywoodka Jacqueline Fernandez oo u dabaal dageysay munaasabada Instagramkeeda ku gaaray 30M oo Fallowers ayaa daaha ka qaaday awoodeeda qarsoona ay waligeedba ku tiirsaneed.

Jacqueline ayaa sheegtay in farxada ay tahay awoodeeda qarsoon iyadoona muuqaal ay aad u faraxsantahay soo dhigtay bogeeda Instagramka waxayna tiri; “jeclow waxaad sameyneysid, ,markastana wajigaaga dhoola cadeynta haka muuqato, markastana noqo kan ugu kartida badan saaxiibadaada dhexdooda”.




Sidoo kale Jacqueline Fernandez ayaa sheegtay in wax dhib ah ku qabin sameynta falalka halis ah xitaa hadii dhaawacyo kasoo gaarayaan xiliga ay duubeyso filimada.

Ugu dambeyn Jacqueline ayaa jamaahiirteeda uga mahad celisay in sida ay u jecelyihiin wararkeedana ula socdaan




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...