Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada

Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Ahmed Cibar Isaga Waa Uu Dadaalay Isagoo Noqday Isagoo Soo Dhiibtay Jawaabaha Dhamaan isagoo Ka Jawaabay 4 Su’aalood  Waxaana U Keenay 12 Dhibcood Laakiin

*** Ahmed Cibar

1: 10 kulan

2: Charlotte 7

3: john cena ayaa guul badan 2 john cena kevin 1

4: Sanadka  2006

5:  6/7 kulan × kaliya 4 bandhig ayay ciyaartay wrestlemania money in the bank summer slam hell in cell

2. Jaabir Hasan  Aya Noqday Shaqsigaii Ugu Horeeyay Ee Soo Dhiibtay Su’aalaha isagoo La Jawaabay ama Uu Saxay 3 Su’aalood  Isagoo La Yimid 9 Dhibcood

**** Jaabir Hasan

1-waxay kasoo muuqdeen Ku dhawaad 9/10 kulamood

2-gabdhaha hada dheela waxaa calanka usita Charlotte Flair

3-waa bar bark majirto cid badis badan ×  john cena 2 kulan ayuu Badiyay halka kevin owens isagana hal kulan ayuu guuleystay

4-29-January-2006

5-Ku dhawaad 7/8 kulan × kaliya 4 bandhig ayay ciyaartay wrestlemania money in the bank summer slam hell in cell

Mahadsanidiin