Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Jaabir Hassan Aya Noqday Shaqsiga Ugu Horeeyay Ee Wada Saxay Su’aalaha Dhamaan Isagoo La Yimid Sagaal Dhibcood Hambalyo Waxa Uuna U Sheegay SidaTan

 jaabir hassan

1-WUXUU ciyaaray 2 jeer waana sanadihii 2015 iyo 2018

2-waxaa ku guuleystay John Cena

3-haa waana Roman Reigns oo qaaday sanadii 2015

4-waxaa wada ciyaaray CM Punk iyo The Rock

5-haa waana 2 jeer 2002 iyo 2016

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*