Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada

Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Jaabir Hassan 

jaabir Ayaa Noqday Shaqsigii Ugu Horeeyay Ee Soo Dhiibta Jawaabaha Barnaamijkan Waxa Uuna La Yimid Waxa Uuna La Yimid 12 Dhibcood Maadaama U Qalday 1 Su’aalood

1-UPW

2-Daniel Bryan

3- Rusev

4-John Cena

5-JOHN Baradshah Layfield Waan feeryan hore waxaana uu ka fariistay 2009

1. Abdi Aya Noqday Shaqsigii Labaad Ee Aoo Dhiibta Jawaabaha Lakiin Wada Saxa Dhamaan Ee Soo Dhiibtay Su’aalaha isagoo La Jawaabay ama Uu Saxay dhamaan Su’aalaha Isagoo La Yimid 15 Dhibcood

**** Abdi

1.Smackdown

2 daniel Bryan

3 rusev

4 2008 waxaa john cenA

5John “Bradshaw” Layfie

Waxaa Sidoo Kale Jawaabaha Soo Dhiibtayn Labada Nin Lagu Magacaabo Eng Dacwi Kaaso La Yimaaday 15 Dhibcood Ka Dib Markuu Wada Saxay Dhamaan Jawaabaha

Mahadsanidiin