Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada

Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Abdirahmaan Sadik

Abdirahmaan Sadik Ayaa Noqday Shaqsigii Ugu Horeeyay Ee Soo Dhiibta Jawaabaha Barnaamijkan Waxa Uuna La Yimid Waxa Uuna La Yimid 12 Dhibcood

1. Miz waxuu qaaday halmar


2. Brock waxuu wajahay john cena ciyaartissi u horeysay 2012


3. Bekhy waxey qaaday halmar × maya becky lynch labo jeer ayay qaaday suunka smack down live champions


4. Jinder mahal waxuu qaaday 2017


5. Tag teamka uga badana waa the usos

2.  Eng Dacwi Ayaa Isaga Noqday Shaqsigii Labaad Ee Aoo Dhiibta Jawaabaha Lakiin Wada Saxa Dhamaan Ee Soo Dhiibtay Su’aalaha isagoo La Jawaabay ama Uu Saxay dhamaan Su’aalaha Isagoo La Yimid 12 Dhibcood

**** Eng Dacwi

1. mizz hal Mar

2. Brock Lesnar wuxu wayahaye jhon cena

3. Becky hal Mar × maya becky lynch labo jeer ayay qaaday suunka smack down live champions

4. jinder mahal 2017 ayuu ka qaadey randy

6: uso aya ugu badan tariqda

Mahadsanidiin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*