Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada

Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Jaabir Hassan

Jaabir Hassan Ayaa Noqday Shaqsigii Ugu Horeeyay Ee Soo Dhiibta Jawaabaha Barnaamijkan Waxa Uuna La Yimid Waxa Uuna La Yimid 15 Dhibcood

1-wuxuu qaaday 2 jeer

 

2-wuxuu joogay Smack Down

3-maba aysan qaadin waligeed

4- 2015

 

5- haa wuu qaaday