Jawaabihii barnaamija weydiimaha Filimside yaa ku guuleystay?

 

Barnaamijka weydiimaha Filimside qeybtiisii xalay waxaan isku weydiinay su’aalaha hoos ku xusan;

 

1-waxaad sheegtaa Dowlada mareykanka sanadkii ay xornimadeeda qaadatay iyo wadankii gumeysan jirayba?

2-sheeg aasaasihii dowladii Cuthmaaniyiinta.

3-waxaad sheegtaa waxaad isticmaasho balse aadan arkin adiga masoo iibsatid balse waa laguu soo iibiyaa.

4-waa kuma khaliifkii ugu horeeyay ee dowladii cabaasiyiinta?

5-waa kuma Raiisul wazaarihii ugu horeeyay ee soomaaliya?

 

Waxaa jawaabta saxda ah dhiibtay akhristaheena Abdullahi Chigato oo markii labaad ku guuleysanayo tartankaan.

 

Abdullahi Chigato says:

FEBRUARY 12, 2019 AT 10:30 AM EDIT

  1. 4 jully 1776 waxayna ka qaaten great Britain
    2. Osman chazi (osman 1)
    3.kafan

4.as-saffah
5. Abdullahi ise ka hor xornimadii ayuu ahaa bacdal xurnimo waxaa ahaa raysal wasarihii jamhuriyada somalia ee ugu horeeyay Mohamed haji ibrahim egal.

Akhristaheena cabdiqani ciise maxmuud ayaa sidoo kale jawaabta soo dhaweeyay lkn hal su’aal ayuu aqoon waayay waana su’aasha 3aad taasoo ah Karfanta.

Abdullahi Chigato hambalyo sidoo kale cabdiqani ciise waad dadaashay horay u socda ayaan idin leeyahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*