Jawaabihii barnaamijka weydiimaha filimside iyo guuleystihii tartanka.

 

Barnaamijka weydiimaha Filimside qeybtiisii xalay dhamaan asxaabtii isku dayday wey kasoo jawaabeen.

Barnaamijka qeybtiisii xalay oo aan isku weydiinay su’aalahaan diiniga ayay asxaabta si xamaasad leh uga jawaabeen waxayna astaan u tahay sida aan ugu fiicanahay aqoonteena dhanka diinta.

Hadaba halkaan hoose ka akhriso su’aalihii xalay iyo jawaabihii ay asxaabta ka bixiyeen.

 

1-waxaad sheegtaa magaca saxda ee awoowayaasha nabiga scw kuwaasoo kala ah;

A-Cabdul-mudalib.

B-Haashim.

C-Cabdimanaaf.

D-Quseyyi.

2-Wxaad sheegtaa saxaabigii uu Nabiga scw warqada ugu dhiibay boqorkii faaris ee Kisraa?

 

3-waxaad sheegtaa  sanadkii la dilay gaalkii weynaa ee islaamka dhibay Kacab bin Al-ashraf?

 

4-markii la dilaayay gaalkaas waxaa muslimiinta ka dhaawacmay saxaabi kamid ah oo ku dhaawacmay seefihii muslimiinta si aan ula kac aheyn. Hadaba waa kuma saxaabigaas?

 

5-duulaankii  Buxraan sanadkuu dhacay?

 

Halkaan hoose ka arag jawaabihii akhristayaasha Filimside.

 

  1. Cabdilqani Ciisa Maxmuud oo jooga Hargeisasays:

FEBRUARY 11, 2019 AT 3:07 AM EDIT

1.
A. Cabdilmudalib (Shaybatul Xamdi)
B.Haasim ( Cumar)
C.Cabdimanaaf (Muqiira)
D. Qusayi ( Zayd)

2.Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi

  1. habeeennimadii bisha Rabbiicul Awal ahayd 14, sanadkii 3aad ee hijriga.
  2. waxaana ka dhaawacmay saxaabiga xaarith binu Aws

5.Rabiicul Aakhir sanadkii 3aad ee Hijriyada

 

REPLY

  1. Dayib hassansays:

FEBRUARY 11, 2019 AT 10:08 AM EDIT

1-
magacyada saxda ah ee awoowayaasha rasulka
A- شيبه الحمد
B- عمر
C- المغيرة
D-زيد

2-
Waxaa waraaqda loogu dhiibay boqorka faaris
عبد الله بن حديف

3-
Waxaa la dilay kacab bin ashraf
ربيع الاول ١٤ سنه الثالث

4- waxaa dhawacmay
الصحابي حارث بن اوس

5-
Wuxuu dhacay dulaankii buxraan
ربيع الاخر سنه الثالث

Waxaa sidaas guuleystaha barnaamijka ku noqdeen Dayib Xasan iyo Cabdiqani ciise maxamuud oo markii labaad kamid noqonayo asxaabta tartanka ku guuleysatay.

Hambalyo ayaan idin leenahay.