Home Nolosha Jilayaasha Jhanvi Kapoor Oo Miisaankeeda Kordhisay Si Ay Kaga Run Sheegto Doorkeeda Filimka...

Jhanvi Kapoor Oo Miisaankeeda Kordhisay Si Ay Kaga Run Sheegto Doorkeeda Filimka Looga Hadlaayo Nolosha Gujan Sexena

Jahnvi ayaa hawada sare maraysa ka dib guusha filimkeeda ugu horeeyay ee dhadak oo ah filim hit ah oo guuleystay iyadoo ka gudubtay imtixaankii ugu horeesay ee waayaheeda atariishinimo

iyadoo atariishadan ay goor hore sii bilowday duubista filimkeeda xiga kaaso ah filim looga hadlaayo nolosha duuliyihii ciidamada cirka Hindiya ka tirsanaa Gunjan Saxena

waxaana filimkan maal galineyso Karan Johar shirkadiisa Dharma Productions ayadoo shaqadiisa bilaaban doonto horaanta 2019.

Jahnvi kapoor ayaa waxa ay si weyn isugu diyaarisay filimkaan iyadoo miisaankeeda caadiga waxa ay ku kordhisay 6-7 kgs si ay kaga run sheegto doorkeeda filimkaas

Jahnvi kapoor ayaa markii hore u muuqatay caato laakiin markaan waxa ay isku ekaysiisay gujan sexena filimkan waxaa jahnvi kapoor ku wehliya aktarka Dulquer Salmaan




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...