Jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa dagaal badan usoo galeen sidii ay miisaankooda u dhimi lahaayen misane qof dhex dhexaad ah isaga dhigi lahayeen.
Maadama asal ahaantoda hilib badan lahaayen ama miisaankoda cuslaa kadibna la dagaalamen oo jirkoodha dhiseen miisaankii faraha badnaana yareyeen.
Jilayaashas waxaa kamid ah Arjun Kapoor, Sonam Kapoor, Alia Bhatt, Zareen Khan iyo kuwa kale sido kale waxaa jiraan jilaayal kale oo asal ahaan miisankoda yara balse markee shaashada ka fariisten ama film jilista iska dhaafeen miisankooda siyaaday aadna u cayleen.
Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Jilaayasha Bollywoodka Ee Dagaalka La Galeen Miisaankoda Badan Qeybtii Labaad…
Kareena Kapoor Khan:
Katrina Kaif:
Esha Deol:
Arjun Kapoor:
Jackky Bhagnani:
Adnan Sami:
Adhyayan Suman:
Dhamaad…