Connect with us

ARRIMAHA BULSHADA

Jilayaasha Bollywoodka Ee Guursadeen Shaqsiyaad Taagero U Ahaan Jireen Qeybti 2aad

Published

on

Jilayaasha Bollywoodka dhexdoodana wey is guursadeen sido kalena banaanakana wey ka guursadeen balse jilayaahsa guursadeen shaqsiyaadka banaanka ah ama aan Bollywoodk ku jirin waxay u qeybsamaan laba qeybood.

Qeybta kowaad iney guursadeen oo ay nolosha la wadaaagen shaqsiyaad iska caadi ah ay dooqa iyo jacel isku raaacen iyo iney guursadeen shaqsiyaad taagero waali ah u ahaan jireen waligood.

Waxaana idiin heynaa qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodkaa ee guursadeen shaqsiyaad taagero u ahaan jireeen tusaale ahaan Dilip Kumar waxuu guursaaday Saira Banu oo ah atirisho caana ah oo bari samaadkii filmada wax kaa jishay balse kahor inta aysan shirkada Bollywoodka soo galin waxay taaagero u ahaan jirtay waliged Super Star Dilip Kumar oo ay daawan jirtay yaraanteda calafka ayaana markii dambe isku keenay heer ninkii ay taagered ay guursatay.

Hadaba Halkaan Hoose Kaga Bogo jilayaahsa Guursadeen Shaqsiyaad Taagero U Ahaan Jireenm Qeybti 2aad:

Sriram Madhav Nene: waxuu taagero u ahaan jiray Madhuri Dixit kahor inta uusan guursanin atirishadan:

Anil Thadani: waxu taagero u ahaan jiray Raveena Tandon kahor inta uusan guursanin

Jay Mehta: waxuu taagero u ahaan jiray Juhi Chawla kahor inta uusan guursanin..

Avantika Malik: waxay taagero weyn u ahed Imran Khan kahor inta aysan guursanin oo ay xaaskisa noqonin.

Farhan Azmi: waxuu taagero u ahaa Ayesha Takia kahor inta uusan guursanin gabadhaan.

Dhamaad..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin kudhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo kadibna Back dheh oo isaga bax Mahadsanid…

Continue Reading
Advertisement
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ARRIMAHA BULSHADA

Gudiga Ururka Baarlamaanka Dalka India Oo Dacwad Rasmi Ah Ka Gudbiyay Aktarka Vivek Oberoi Ka Dib Markii Uu Ka Xad-gudbay Atariishada Aishwarya Rai

Published

on

weli waxaa dalka india ka taagan murankii u dhaliyay aktarka Vivek Oberoi kaaso hadal heyn weyn ka dhex abuuray baraha bulshada 20-kii saac u dambeysay kadib markuu soo dhigay baraha sawir Aishwarya nolosheeda uu ku falanqeynaayo iyo 3-dii nin ay xiriirka lasoo sameeysya kuwaaso Bollywoodka kawada tirsan.

Hadaba Dad badan ayaa ku kaceen Vivek Oberoi oo dumar badan ayaa ka dalbadeen inu sharaxaad dheeri ah ka bixiyo waxa micno ahaan uu ula jeedo sawirkaan maadama aflagaado ku tahay dumarka sawirkaan sida ay iyaga sheegen misane u fahmeen.

si kastaba arrintan waxaa markan ay gaartay maxkamada magaalada Mumbai ka dib markii ay aktarkan ay dacwad ka gudbiyeen gudiga ururka haweenka ee baarlamaanka dalka india kaaso lagu magacaabo All India Mahila Congress kuwaaso xigsanaya qodobka 509 ee dastuurka dalka india kaaso Vivek Oberoi inuu ka xudgudbay ama uu u gafay shaqsi dumar ah

waana mid caqabad ku noqon kartaa aktarkan kaaso dhawaan raali-gelin bixiyay laakiin waxaa weli daba-taagan mawduucan uu sheegay inuu markii hore uu arkay inay tahay kaftan laakiin uusan filaynaynin arrinka inhh heerkan gaaraayo

sidoo kale Vivek weli waa mid nasiib badan maadaama dhacdadaan weli aysan ka hadlin shaqsiyaadka uu ku aflagaaadeeyay sida Aishwarya Rai , Salman Khan Iyo Abishek Bachchan kuwaaso weli laga dhawr-sugaayo inay ka hadlaan mawduucan hadda gaaray meel kulul.

Continue Reading

ARRIMAHA BULSHADA

Daawo: Ghana geerida waa looga dabaal dagaa, Benin mataano dhaloow laguma gaaro iyo dhacdooyin kale!

Published

on

Continue Reading

ARRIMAHA BULSHADA

Maxaa Sameeyay Vivek Oberoi “Atariishada Sonam Kapoor Iyo Caalamka Dhan Oo Weerarka Kusoo Qaaday Aktarkan Ka Dib Markii Aishwarya Rai Kusoo Tilmaamay…

Published

on

iyadoo inyar ka hor aan idinla wadaagnay warbixin ku saabsan aktarka Vivek Oberoi kaaso maanta si weyn u qabsaday cinwaanada wargeysyada dalka india ka dib markii uu ku jee-jeesay xariirada jaceylkiisa hore atariishada lagu magacaabo Aishwarya Rai isagoo ku tusaale ahaan usoo qaatay inay tahay sida ay u dhacdo doorashada dalka india

Vivek ayaa hadda waxaa uu qaatay dhacdada ama muranka ugu weyn ee kaaso laga diiwan-geliyay doorashada guud dalka india sanadkan 2019 isagoo isku lifaaqay noloshii atariishada hore atariishada Aishwarya iyo doorashada dalka india

isagoo bartiisa Twitter uu soo dhigay sawir ka hadlaya xariirada ay soo sameesay jacaylkiisa hore atariishada Aishwarya kaaso ka hadlaya xariirada fashilmay sida Isaga iyo Salman Khan iyo guusha Abishek Bachchan kaaso markii dambe gacanta ku dhigay Aishwarya Rai

haddaba aktarkan waxaa si weyn usoo weerarayn dad aad u fara badan kuwaaso ku dhaleeceenaya inuu yahay shaqsi dabci xun kaaso magac ku raadinaya shaqsi marwo ah kaaso isaga hore xariir kala dhaxeeyaay waxaana ay leeyihiin waana wax si weyn loogu xumaado

waxaana dadkaas ka mid ah atariishada lagu magacaabo Sonam Kapoor taaso aktarkan ku tilmaamtay inuu yahay qof laga kiraah-yeesto

waxaana Sonam kapoor hadalo kulul oo ku aadan aktarkan soo dhigtay barteeda Twitter ka waxaana qoraalkeeda kusoo koobtay ” karaahiyo ah iyo caqli xumo”

Kaliya Sonam kapoor ma ahan shaqsiyaadka soo dhaleeceenaya Vivek Oberoi waxaa jira dad aad u fara badan kuwaaso aktarkan si weyn ugu aflagaadeeyeen baraha bulshada

iyagoo sheegay inaysan weligood aysan daawan doonin filim uu isaga qayb ka yahay sidoo kalena looga baahan yahay inuu si dhakshi leh raali-gelin ku bixiyo

laakiin qoyska Bachchan weli ma jiro qof arrintan ka hadlaya waxaana dhawaan la sugi doona Abishek Bachchan sida uu arrintan uga hadlo ama inuusan ka hadlin

Continue Reading
Advertisement
Nolosha Jilayaasha1 hour ago

Xaqiiqooyin U Gaar Ah King Of Bollywood Aka Shah Rukh Khan Wax Qaas Ah Ka Ogow!!

Nolosha Jilayaasha1 hour ago

10-ka Atoore Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Dhanka Action-ka Looga Haray Qeybtii 2aad!!

Nolosha Jilayaasha2 hours ago

Markii Katrina Kaif La Dooransiiyay Sedexda Khans Salman Khan-na Ay Dooratay!!

CIYAARAHA3 hours ago

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (23 May 2019) Warar Sport Update ah kaga bogo

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

10-ka Atoore Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Dhanka Action-ka Looga Haray!!

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

Wa Tuma Shikha Talsania Atirishada Filmka Veere Di Wedding Wax Badan Ka Ogow (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha4 hours ago

Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha4 hours ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Asal Ahaan Miisankoda Culusaa Balse La Dagaalamen Caatana Iska Dhigeen (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha4 hours ago

Jackie Shroff”Waxaan Xidig Caan Ah Noqday Markii Amitabh Bachchan Caruurtisa Saxiix I Weydisteen”

Nolosha Jilayaasha4 hours ago

Marka Ay Dhacday In Amitabh Bachchan Diido Mushaar 10 Milion Rupees Uu Shah Rukh Khan Siiyay!!

Nolosha Jilayaasha4 hours ago

Waa Kuma Xidiga Cricket-ka Ciyaara Ee Kareena Kapoor Ka Hesho Balse M.S.Dhoni Iyo Rohit Sharma Midna Ma Ahan!!

CIYAARAHA5 hours ago

Daawo: Ileen Lacagta Halkaan Ayaa Laga Shabsadaa: 12 Ciyaar-yahan Oo Xirfado Gaar Ah Ku Nool!

WARARKA MAANTA6 hours ago

Big News: Suniel Shetty vs Rajinikanth oo filimka Darbar ku dagaalami doonaan!

CIYAARAHA16 hours ago

Daawo: Caawo iyo Kooxdaada Maxaa Ka Cusub?

Videos21 hours ago

Daawo: Priyanka oo Itoobiya timid, Arjun oo filimkiisa UAE laga mamnuucay iyo arimo kale.

BOX OFFICE6 days ago

5-Arimood oo sababaayo in Ajay filimkiisa De De Pyaar De guul weyn gaaro (+Video)

SHEEKADA FILIMADA6 days ago

Sheekada Filimka De De Pyaar De Ajay Devgn wuxuu la yimid sheeko dheeli tiran oo aan laga xiiso dhigeyn

WARARKA MAANTA7 days ago

Deg Deg: Jilaaga Caanka Ah Isaac Kappy Oo Is Dilay Balse Cafis Weydiistay Madaxweynaha Mareekanka Trump Iyo Sharciga Dalkaas!!

WARARKA MAANTA6 days ago

Kahor Tiger Shroff Disha Waxay Xiriir La Laheed Atoorahan Caanka Ah Dadka Badankoodana Kama Warqabaan!!

WARARKA MAANTA1 week ago

7 Atirisho Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Iyagoo Yar Hooyoyin Noqdeen Xitaa 30 Sano Aan Gaarin Qeybti 2aad (+Sawiro)

BOX OFFICE6 days ago

Morning & Noon Update: Filimka De De Pyaar De oo si dhex dhexaad ah ku furmay subaxdii balse Duhurkii ayuu sare u kacay

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

Warbixin ku saabsan taxanaha sida weyn loo sugaayo ee Afili Ask iyo sheekadiisa oo xiiso leh.

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywood-ka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Mudo Dheer Oo La Qarinaayey (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

War aan u rooneyn dhagaha taageerayaasha Jilaaga Cagatay Ulusoy iyo atariishada Gizem Karaca kuwaasoo oo lagu xukumay xabsi min 9 bilood ah.

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Student Of The Year 2 Tara Sutaria Oo Amaan Kala Dul Dhacday Aktar ay Ku Tilmaamtay kan Ugu Shidan Bollywood-Ka, Waa kuma?

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywoodmka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Dadka Ay Ogaaden Kadib (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

HAWEENEY IYADOO KOOMO KU JIRTA LAGU XAD GUDBAY

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Weyn Kajol 25 Sano Ayey Fanka Ku Jirtay, Ma Rumeysan Doontid Inta Jeer Ee Ay Baajisay Duubis Film!

WARARKA MAANTA6 days ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Guursadeen Shaqsiyaad Taagero U Ahaan Jireen (+Sawiro)

WARARKA MAANTA6 days ago

Qalaas Aarohi Oo Dhalo Caloosha Ka Gashay Dhiig Badana Ka Yimid, Netra Wey Geeriyootay, Deep Cidna Kama Guuleysan Karto Iyo Warar Kale!!

WARARKA UGU SHIDAN