Jilayaasha Iyo Taageerayaasha Maxaa Kala Heesta: Jaya Bachchan Nandamuri Iyo Xidigo Kale Oo La Dagaalayaan Taagerayaal Sawiro Selfie Qasab Ah Rabaan (+Video)

Jilaa walba (Ragg iyo Dumar) waxuu leeyahay taageero u qaas ah oo marwalba ku riyoodo inuu mar uun la kulmo jilaaga uu taageero sido kalena sawiro Selfie ah la galaan balse jilayaasha qaar kama helaan dalabka taageerayaashoda.

Waliba mararka ay fagaaraha joogaan si qasab ahna Selfie loola galo waxaan idiin heynaa dhowr Video oo qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka iska diidayaan inee sawiro Selfie ah la galaan taageerayaashooda.

Jaya Bachchan, Nandamuri Balakrishna iyo kuwa kale ayaa kamid ah oo ka diideen taageerayaashooda inee sawiro Selfie ah la galaan kuwa qaar weyba ka tuurayaan Mobile-ka taageeraha oo ma rabaan sawir dhan in laga qaato.

Fadlan hoos kaga bogo xidigo koonfur ah iyo marwo Jaya Bachchan oo ah xaaska Amitabh Bachchan maxaa kala qabsaday markii taageerayaashooda sawiro Selfie ah inee la galaan isku dayeen..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…