Johnny Lever (Amadi) Shactiroolaha Ugu Weyn Bollywoodka Wiilkiisa Jesse Nala Baro!!

 

Johnny Lever waa shactiroolaha ugu weyn Bollywoodka taariikh ahaan amaba India oo dhan waa jilaa aflaamta jilaayey ilaa 80-maadkii ilaa hader balse xiligiisa dahabiga ahaa ee uu ugu shactirada badnaa wa 90-maadkii ilaa bilawgii qarnigaan..

Amadi waxuu dhalay labo caruur ah mid waa wiil lagu magacaabo Jesse Lever iyo gabar lagu magacaabo Jamie Lever sawirka sare waa wiilkisa Jesse.

Jesse aabihiis wajiga wuu oga ekaan karaa balse jirka kale maya sababto ah wiilkan waa reero jimicsi jirkiisana dhisay macquul ma ahan hadii Jesse Bollywoodka yimado inuu booskii aabihiis bedelo.

Balse waa macquul wadadiisa oo kale inuu qaado waxuu in badan ku wanaagsanyahay kaabo laadarnimo maadama muuqaalkisa sidaas u ekyahay..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…