Justin Bierber Oo Xaaskiisa Hailey U Iibiyay Guri Cusub Qiimihiisu Yahay  $8.5 Million

International Pop Star fanaanka caanka ah Justin Bieber ayaa guri qaali ah u iibiyay xaaskiisa cusub gabadha lagu magacaabo Hailey gurigaaso qiimihiisu lagu sheegay inuu yahay $8.5 million waxaana uu ku yaala magaalada Beverly hills ee gobolka California

iyadoo labadan lamaane ay isku guursadayn maxkamada bishii September sanadkii hore waxaana ay dhigtayn xaflad qaas ah kaaso kaliya ay kasoo qayb-galayn qoyskooda iyo asxaabtooda qaaska

sida ay soo warinayso majalada Los Angeles Times fanaanka Justin Bieber iyo xaaskiisa Hailey ayaa dhawaanahan waxa ay kuwada noolaayeen hotel laakiin hadda waxa ay guri weyn oo qaali ah ka iibsadayn Magaalada Monterey ee gobolka California

Justin ayaa hore isaga iibiyay gurigiisa isagoo sanadkii 2014 ka iibiyay gabadha modelka ee lagu magacaabo Kourtney Kardashian lacag dhan $7.2 million

fadlan hoos ka daawo sawirada sawirada guriga cusub justin Bieber