Ka Dib 19 Sano Amir Khan Walaalkiiaa Faisal Khan Oo Filim Hogaamiye Ka Noqon Doona

faisal wuxuu la dhashtay Mr.Prefectionist Aamir Khan waxuuna caan ku yahay filmkii Mela ee Aamir Khan isla sameyeen waana mashruuc xiiso leh balse ka guul dareestay

aktarkan waxa la filaayay inuu noqon doono aktar weyn qarnigaan mid diyaarsan sido kalena dadaal badana haduu sameen lahaa Bollywoodka guul ka gaari lahaa nasiib xumo se jilaagan Bollywoodka wuu isaga baxay

waxaana la sheegay sanadihii 2005 ilaa 2007 in uu xanuunsaaday sido kalena dhanka maskaxda laga galay ayadoo qoyskiisa sida aabihiis iyo Aamir Khan ku dadaalen side ku daween lahaayen

hader waxuu la nool yahay qoyskiisa waana caafimad qabaa isagoo aflaamta doorar yar yar kaga soo muuqda waxuun door yar kulahaa filmkii Chinnar Dastaan-E-Ishq ee la daawaday sanadkii 2015.

laakiin aktarkan dhawaan waxa lagu arki doono aflaamta laga daawado website isagoo hogaamiye ka noqon doona filimka lagu magacaabo factor waana filim jaceyl waxaana filimkan directorka a sharique minhaj

faisal ayaa sheegay inuu weli ku laaban karin samaynta aflaamta laga daawadl tiyaatarada maadaama weli uu ka cabsanaayo inay dadka u dhaleeceeyaan sidii ay u diidayn isaga bilowgaqarnigan