Ka Dib Deepveer Baro Aktarada Bollywood-Ka  Ah Kuwaaso Guursadayn Atariishooyin Filim Ay Isla Sameeyeen

 

dooqa waa mid gaar ah mana yaqaana farqiga u dhaxeeya labadan lamaane sidoo kale ma ahan mid fahma da’da u dhaxeeya labadan lamaane laakiin sababta atariishooyinka  ay u guursadayn rag ay da’ ahaan ka weyn yihiin ayaa waxa lagu sheegay asbaabo la xariira dhaqaale ama hanti raac

Waxaa jira xiddigo ka tirsan Bollywood Film Industry kuwaasoo jaceyl isku qaaday iyagoo aflaan isla sameynaya ka dibna go’aansaday inay nolosha dhabta ah qeybsadaan.

haddaba yaa ka mid liiska shaqsiyaadkaas

1. dharmendra iyo hema malini

2. Abishek Bachchan iyo Aishwarya Rai

3. Retiesh Dushmukh Iyo Genelia Dushmukh

4. Saif Ali Khan Iyo Kareena Kapoor

5. Karan Singh Grover Iyo Bipasha Basu

6. rishi kapoor Iyo Neetu Singh

7. Amithab Bachchan Iyo Jaya Bachchan

8. Ajay Devgan Iyo Kajol

9. Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone

1 Comment

Comments are closed.