Ka Dib Markii Ay Atariishadan Sameesay In Ka Badan 300 Filim Hadda Waxa Ay Baryeesa Inay Filim Atariisho Ka Noqoto

qofna ma sadaalin karto karto Waxyaabaha ka dhici doona shirkadda bollywoodka waxaana bollywoodka soo maray kumaanan aktar kuwaaso qaarna ku nagaadayn iyadoo qaarka kalena ay isaga tagayn

waxaana midaas u sabab ah labo waxyaabood mida koowaad ayaa ah in qofka uu marwaliba haysto garab caawinaad kaaso u suurta gelin karta inay helo aflaamo tayo leh

kuwaaso banaanka soo dhigo kara awoodda jilitaan mida kale ayaa ah akarka inuu leeyahay hab jiliin ama inuu sameyn karo door walba oo loo dhiibo iyadoo midaas ay ku yar tahay aktarada

maanta waxan ka hadlayn atariishada lagu magacaabo aarti chabria iyadoo atariishadan lasoo shaqeesay aktarada ugu waa weyn bollywoodka sida salman khan akshay kumar iyo govinda

iyadoo bollywoodka soo gashay bilowga qarnigan aarti marka ay bilaabaysay jilitaanka aflaamta waxa ay jirtay kaliya 6 sano hadda waxa ay sameesay in ka badan 300 filim oo isugu jira aflaamo marathi telugu iyo bollywood ah

aarti hadda waxa ay weysan tahay qof filim u dhiibta iyadoo dhawr jeer isku dayday inay hesho aflaamo laakiin waa ay ku guul-daraysatay aarti waxaa lagu xasuusta aflaamta kala ah aawara pagal deewana oo ay la sameesay aktarka akshay kumar iyadoo hadda muddo badan aan sameyn wax film ah