Ka Dib Markii Lagu Dhawaaqay Inay Filimka Inshallah Ku Midoobayn Salman Khan Iyo Sanjay Leela BhansaliWaxaa Soo Baxay Sawir Kaaso Salman Khan Uu Dhabta Xambaarsan Atariishada Filimkan La Jilayso Alia Bhatt

waxaa Todobaadka Bollywoodka hadal heyntiisa qabsadeen Salman Khan Iyo Alia Bhatt oo lagu dhawaaqay inee sameeyn doonan Director Sanjay Leela Bhansali Filmkiisa xiga ee Inshallah kaaso fariin jaceyl xiiso leh ah.

ka dib markaas waxaa bilaabatay in si weyn looga hadlo arrintan iyadoo taageerayaasha labadan aktar ay bilaabayn inay raadiyaan dhacdo walba oo ku saabsan labadan aktar

iyadoo dhacdada ugu weyn ee sida weyn loo hadal-haayo ay tahay farqiga da’da ee u dhaxeeyo Salman Khan Iyo Alia Bhatt

 

waana Arinka dooda kataagan oo baraha bulshada iyo meel walba lagu hadal hayo ayaa ah 53 jir Salman Khan siduu jaceyl ula wadaagi karaa 26 jir Alia Bhatt isku jiil ma ahan da’ahaana wuu dhali karaa xidigtaan

waxaana lasoo helay sawir ay wada galayn Salman Khan Iyo Alia Bhatt kaaso ay wada galayn 20 sano ka hor waana sawir Salman Khan Uu xambaarsan yahay atariishada Alia Bhatt iyadoo xiligaas Salman Khan uu ahaa xidig weyn oo caan ah halka ay Alia Bhatt ay jirtay kaliya 6 sano