Kaartooyin Badan OO laga Soo Bandhigay Filimka Tashkent Files Kaaso U Gaar Ah Hogaamiyaasha Filimkan ( Sawiro

waxaa maalmahan dambe bollywoodka ay bilaabayn inay ka hadlaan nolosha dadka caanka ee soo maray dalkooda sidoo kale bollywoodka waxa ay sanadkan la imaadayb dhawr filim kuwaaso ka hadlaya nolosha Ra’iisal wasaaryaasha dalkaas soo maray

sida filimka Accidental Prime minister iyo filimka looga hadlaayo nolosha Ra’iisal wasaaraha xiligan dalka india ninka lagu magacaabo Marendra Modi kaaso uu sameenaayo aktarka Vivek Oberoi

hadda waxaa lasoo bandhigay kaartooyin u gaar ah filimka looga hadlaayo qaabka loo dilay Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka india ninka lagu magacaabo Lal Pahadur Shastri waxaana filimkan lagu magacaabo Tashkent Files

Filimka The Tashkent Files waxaa jilayaan ruug cadaayaasha Mithun Chakraborty, Naseeruddin Shah, Shweta Basu Prasad, Pankaj Tripathi, Vinay Pathak, Mandira Bedi, Pallavi Joshi, Ankur Rathee and Prakash Belawadi waxaa goos-gooskiisa la daawan doona 25 March halka filimkan  shaaca laga qaaday in la daawan doono 12 April 2019 waxaana Director ka ah Vivek Ranjan Agnihotri.