Kaho Na… Pyar Hai Iyo Heesihii Ugu Wanaagsanayeen Ee Laga Daba Dhacay Nala Daawo (+Video)

Kaho Naa… Pyaar Hai waa filim Hindi ah ee soo baxay sanadii 2000 sidoo kalena jaceyl iyo action isku jiro waana filimkii Hrithik Roshan lagu soo caan bixiyay.

Filimkan Rakesh Roshan sameeyay wuxuu noqday Blockbuster weyn sidoo kalena waa filimkii lacagaha ugu badan soo xareeyay ee Bollywood-ka sameeyeen sanadii 2000 kana caawiyay inuu Hrithik Roshan inuu mudo 14-cisho ah Super Star ku noqdo!

Maanta waa maalintii Kaho Naa Pyaar Hai uu Director Rakesh Roshan kusoo caan bixiyay wiilkiisa 14-cisho Superstar ku noqday cid kalena ma ahan waa Hrithik Roshan.

19-sano ayaa kasoo wareegatay xiligii Kaho Naa Pyaar Hai la daawaday sida uu Blockbuster weyn ku noqday fadlan hoos kaga bogo macluumaadka dhanka Boxoffice-ka filimkaan oo dhameestira

Hadaba waxaan idiin la wadaagnay macluumad mashruucan kusaabsan markaan waa heesihiisa ugu wanaagsanayen ee laga daba dhacay halkaan hoose ka daawo.