Kaliya Armaan Kohli Ma Garaaco Dumarka Sidoo Kale Aktaradaan Iyagana Waa Ay Jir-Dilayn Atariishooyin Xariir Kala Dhaxeeyay

 

 

Armaan Kohli ayaa u gacan qaaday gabadhii uu mudada dheer xiriirka lasoo waday Neeru taaso uu xiriir la sameystay sanadkii 2015 sido kalen hadeer Hospital taala kadib markii uu wajiga darbiga ugu dhuftay dhaawac weyna soo gaaray.

Wargeyska Bombay Times ayaa Neeru ku booqden Hospital-ka sido kalen wareysi dheer la yeeshten xaaladeedana soo ogaaden waxayna ka hadashay dhibka uu Armaan ku hayey iyo xanaaqisaa saameynta uu nolosheeda ku yeeshtay.

laakiin arman kohli maahan aktarada leh dabeecadahaas ah in la garaaco dumarka maanta waxan ku hayaa dhawr aktar kuwaaso gacan u qaadayn atariishooyin xariir kala dhaxeeyay

1. aditya pancholi iyo kangana ranaut

kangana ayaa waxa ay xariir la lahayd aditya pancholi iyadoo si cad ah u sheegtay inuu dhawr mar isagoo cabsan uu garaacay

2. sanjay khan iyo zeenat aman

zeenat xariirka kala dhaxeeyay sanjay dhibaato mooye dheef kalama aysan kulmin isagoo xitaa ku garaacay bulshada dhexdayda waxaaba

waxaana midaas ka daran iyagoo mar ay  ka qayb-galayn xaflad weyn oo ka dhacaysay hotel 5-star inuu dhalo kaga dhuftay wajiga waxaana xitaa dhaawac kasoo gaaray mid ka mid ah indhaheeda

3. ranveer shorey iyo pooja bhatt

pooja bhatt oo ka mid ahayd atariishooyinka 90s ayaa waxa ay xariir la lahayd ninka lagu magacaabo ranveer shorey isagoo dhawr jeer Jir-dilay atariishadan madaama ay mar walba isaga ka maseeriso iyada ay xariir la lahayd rag badan