Karan Johar Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Abhishek Bachchan Dartiis U Nacay Feestada Holi:

Filmsameye Karan Johar Iyo atooraha Abhishek Bachchan waa laba shaqsi oo saaxibo isku dhow ah hase ahaate Abhishek waxuu sabab u noqday in uu Karan naco feestada Holi-ga sido kalena uusan u dabaal dagin.

Karana ayaa sheegay sababta Abhishek oga dambeyo iyo side wax u dhaceen xili la wareysanaayey waxuuna yiri,” markaan yaraa oo aan caruurta ahaa waxaan la cayaaroi jiray caruurta kale balse marka feestada la gaaro Colour midabo kala duwan leh aye igu farjin jireen xili aan ana dhibsan jiray oo mar mar ana ku farjin jiray.”

“Maalin ayaa anoo iska ilaalinaayo midabada Colour-ka la igu soo tuuraayey ayaan dhulka ku dhacay waana xanuunsaday, mudo anoo 10 jir ah ayaan guriga mudane Amitabh Bachchan aaday oo aan daris ahen xiligasna Abhishek ayaan wada cayaari jina.”

“Big Bachchan ayaa I weydiyay sababta aan feestada maalinkas jirtay aan u cayaari waayey oo halkaas u fadhiyo halka caruurti dhan banaanka ku cayaarayan waxana u sheegay in aan dhibsaday isla markiiba waxaa soo galay Abhishek oo baaldi ama weyl weyn oo biyo midaba kala duwan leh igu shubay (Biyo Colour miiran ah) waxii maalinkas kadambeyay naceeb weyn ayaan u qaaday dabaal daga feestada Holi.”

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…