Karan Johar Oo Si Sir-Beeb Ah U Xaqiijiyay Xariirka Arjun Kapoor Iyo Malika Arora

Arjun Kapoor iyo Malaika Arora hader waxay kamid noqdeen lamaanayaasha Bollywoodka kuwooda la isku xanto ee xiriirkoda shaaca wali ka qaadmin balse saxaafada iyo dadka kale isku xantaan

iyagoo had  iyo jeer waxay isku raacaan goobaha xafladaha ah oo ay si wadajir ah oga qeyb galaan mararka qaar waxaaba la arkaa ayagoo gacmaha is heestaan oo sawir qaadayaashana sawiro kasoo qabanayaan.

waxaana markaan xariirkooda ka hadlay director ka weyn karan johar isagoo wax laga weydiiyay arrimo ku saabsan xariirka labadan lamaane laakiin karan johar ayaa kaliya xaqiijiyay in karan johar uusan ahayn single ee uu gabar xariir kala dhaxeeyo laakiin karan johar kama uusan hadlin xariirka malika

arjun kapoor ayaa shukaansi ku yahay xaaskii hore ee arbaaz khan muddo hal sano iyadoo isla socodkooda dheera ka dib la sheegaya inay dhawaan ay qorsheenaya inay isguursadaan sandkan gudihiisa