Home Nolosha Jilayaasha Kareemka Salman Khan Duqnimada Isaga Ilaaliyo Oo La Ogaaday!!

Kareemka Salman Khan Duqnimada Isaga Ilaaliyo Oo La Ogaaday!!

 

Waxaan horey idiin kula wadaagnay in Salman Khan isticmaalo kareemka duqnimada ka ilaalinaayo oo maqaarkiisa marwalba mid dhalinyarnimo ka dhigaayo waxaa la ogaaday ama la qiyaasay muuqaalksa rasmiga ah ee Salman u ekaan lahaa waqtigaan.

Hadii uusan isticmaali laheyn Make-up-ka iyo kareemada kale hubaan ahaan jilaagan muuqaalkiisa sawirka sare ka muuqdo ayuu u ekaan lahaa balse waa jilaa marwalba ku dadaala quruxdiisa bal aan u deyno hadalka Varun siduu u sharaxay kareemkan.

Varun ayaa sheegay inuu isticmaalo kareemka la dhaho Aloe Vera Gal oo ka caawinaayo qofka inuusan maqaarkiisa duqnimo kudhicin ama is bedelin balse waxuu sheegay in kareemkan kula taliyay isticmaalkiisa Mega Star Salman Khan.

Salman ayaa si joogta ah u isticmaalo kareemkan maadam Varun taageero weyn u yahay Sallu waxuu u sheegay sirtiisa iyo kareemka uu isticmaalo durbana Varun waxuu bilaaway isla kareemkan inuu isticmaalo sidaa waxaa lagu ogaaday Salman inuu la dagaalamo da’diisa maqaarkiisana had iyo jeer ka ilaaliyo inuu duqoobo.

Waa sababta keentay in Sallu wali dhalinyaro u muuqdo muuqaalkiisa ileen waxuu isticmaala kareema duqnimada ka hortagaayo maqaarka qofkana marwalba mid nuura ama dhalaalo ka dhigaayo marba haduu Varun arinkaan kashifay taageerayaal badan ayaa bilaawi doonaan isticmaalka kareemkan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...