Kasoo bilow Amir Khan Ilaa Iyo Kareena Kapoor Aktarada Bollywoodka Kuwaaso Ku Samayn Lahaayeen Taxanaha Caanka Ah Ee Game of thrones

Game of Thrones waa taxane Tv-yada Marekanka laga daawado waana musalsal taxano ah oo Hollywood ah.

Game of Thrones waa taxano cajiib ah oo aad ugadmay si weyna looga daawado Tv-yada America waxaana agaasime ka ah mashruucan David Benioff.

haddaba majalada Times india ayaa waxa ay soo bandhigay sawirada aktadada  bollywoodka kuwaaso ku haboon inay sameeyaan taxanahaan caanka ah isagoo bollywoodka iyo aktarada badali doona kuwa hollywoodka

1. Ranbir Kapoor waxa uu samayn lahaa doorka hogaamiye sidoo kale ah wiilka Ned Stark ee doorka  john snow

2. Alia Bhatt waxa ay qaadan lahayd doorka Daenerys Targaryen

3. Kareena Kapoor waxa jili lahayd doorka Cersei Lannister

4. Akshay Kumar maadaama uu aktarkan uu jecel yahay doorarka qatarta ah waxaa ku haboon lahaa inuu sameeyo doorka Jamie Lannister 

5. Amir Khan waxa kusoo bixi laha doorka xumaanta iyo wanaaga isugu jiro ee Tyrion Lannister

6. Sonam Kapoor waxa  ay qaadan lahayd doorka Sansa Stark

7. Sara Ali Khan waxa ay noqon lahayd doorka Sonam Kapoor walaasheeda Arya Stark

8. Sonakshi Sinha waxa ay jili lahayd doorka Brienne Of Tarth

9. Prabhas aktarkan xooga waxa uu u qalmaa in loo dhiibo doorka the mountain

10. Paresh Rawal kani waa mid lagu yaqaano inuu hal doorka xumaan iyo samaan ku jilo sidaas darteed waxa loo dhiibi lahaa doorka Lord Varys

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*