Kasoo Bilow Gauri Khan Ilaa Iyo Aishwarya Rai 7 Jeer Oo Ay Atariishooyinka Bollywoodka Si Qaldan U Isticmaalayn Make-up ka kaaso Muuqaalka Wajigooda Ka Dhigtay Mid Aan La Fiirin Karin

Gabdhaha India u dhashteen waxaa lagu tilmaama kuwa dunida ugu quruxda badan marka lala bar bardhigo gabdhaha kale ee dunida ku nool.

Qaasatan atirishooyinka kuwa ah ayaa ugu caansan inkastoo la helaayo atirishooyinka gabdho ka qurux badan balse aan atirishooyin ahen.

Hadaba waxaa jirto waxa maanta dunida gabdhaha ka isticmaalan taaso ay qurux iyo dhal dhalaal ka raadiyan waana Make-Upka kaaso ah waxyaabo dumarka is mariyaan si midabkoda u nuuro.

Sidaa awged waxaan idiin heynaa atirishooyinka Bollywoodka ee Make-Upka ka khaldamay halkii ay qurux ayaad ka helesaan ay is lahaayene ay ku fool xumaaden xiliyo kala duwan.

1. aishwarya rai bachchan

2. gauri khan

3. gauri khan markale

4. kangana ranaut

5. priyanka chopra

6. rakhi swant

7. sonam kapoor