Kasoo Bilow Hansika Motwani Ilaa Iyo Sana Saeed 10 Caruur bollywoodka Oo Caan ah iyo Muuqaalkooda Maanta

Qaab jiliinka doorarka caruurta kuwaaso ay aflaamta ku leeyihiin qaarkood waxa ay noqdaan doorar classic ah kaaso noqonaya mid muddo badan dadka aysan hilmaamin

waxaan aflaamo  badan ku aragnay dhawr caruur kuwaaso saamayn ku leh aflaamtaas ka dib muddo mid walba oo caruurtaas ka mid ah waxa uu gaaraya hamigiisa kaaso inuu isaga markiisa filim inuu hogaamiye ka noqdo maadama uu is-badal ku imaanaayo Muuqaalkooda iyo da’dooda

sidaas darteed waxaa maanta ku hayaa Kasoo Bilow Hansika Motwani Ilaa Iyo Sana Saeed 10 Caruur bollywoodka Oo Caan ah iyo Muuqaalkooda Maanta

1. hansika motwani

Hansika Motwani waxa isku badashay si dhakshi iyadoo xilii ay ahayd gabar yar oo qurux badan hadda waxa ay ka mid tahay atariishooyinka ugu quruxda badan dhanka iyo koonfurta

Hansika waxay bilawday xirfadeeda  ka bilowday dhanka iyo tv-yada weliba iyadoo aad u yar ka dib waxa ay muuqaalo ku yeelatay dhawr filim oo bollywood ah sida filimka Koi Mil Gaya kaaso ay wadayn Hrithik Roshan iyo Preity Zinta.

hansika iyadoo 16 jir, waxay door atariisho ku jishay dhawr filim oo koonfurta Indian sidoo kale waxa ay door atariisho ku jishay filimka Bollywood ah ee Aap Kaa Surroor kaaso u hogaaminaayay aktarka Himesh Reshammiya.

2. malvika raaj

 

atariishadan waxa ay fanka bollywoodka soo gashay xilli hore waxaana lagu xasuusta doorkeeda pooja  filimkii kabhi khushi kabhi gham kaaso ay ku jilaysay kareena kapoor oo yar malvika hadda waxa ay jirtaa 25 sano sidoo kale waxa ay kasoo muuqata aflaamta bollywoodka

3. tanvi hedge

tanvi hedge wax ay waayaheeda fanka Kasoo  bilowday dhanka iyo tv iyada iyadoo wax ka jishay dhawr musalsaladood laakiin gabadhan waxaa ay sameesay  dhawr aflaamood sida Vaah, Gaja Gamini iyo filimka Champion

4. jhanak shukla

yaa xasuusta preity zinta walaasheeda ka yar ee filimkii kal ho na ho gabadhan lagu magacaabo jhanak shukla ayaa waxa ay iyadoo yar sameesay dhawr musalsaladood sida karishma ka karishma hadda waxa atariishadan ay ku caan baxday doorkeeda sarla raghuveer arora ee musalsalka kum kum bhagya

5. jibraan khan

jibraan waa wiilkii ku jiray filimkii kabhi khushikabhi gham kaaso uu aabo u yahay aktarka Shah Rukh Khan laakiin hadda jibraan waxa uu Director caawiye u yahay ayan mukerji weliba filimkiisa Brahmastara

6. pooja ruparel

pooja waxa ay door classic ah ku lahayd filimka dilwale dulhania la jayenge iyadoo filimkaas ku jilaysay kajol walaasheeda ka yar laakiin pooja waxa ay iyadoo yar kusoo caan baxday filimkii king uncle ee la daawaday sanadkii 1993 kaaso uu hogaamiyaha ka yihiin aktarada shah rukh khan iyo jackie shroff

7. kavish majmudar

yaa xasuusta wiilkii buurna ee ku jiray filimka kabhi khushi kabhi gham kaaso filimkaas ku jilaayay doorka hrithik roshan oo yar kavish ayaa dhawaanahan waxa uu diirada saaray sidii uu ku noqon lahaa jilaa caan ah isagoo muuqaalo ku yeeshtay aflaamta kala ah main tera hero iyo gori tere pyaar mein

8. ayesha kapoor

gabadhan iyadoo aad u yar waxa ay bandhig cajiib ah waxa ay kusoo bandhigtay filimka black ee uu Director ka yahay sanjay leela bhansali ayesha waxa ay filimkaas ku jilaysay rani mukerji oo yar taaso xanuunsan

iyadoo ayesha kapoor  filimkaas lagu siiyay best supporting actress weliba waxaa la gudoonsiiyay labada abaal-marinta ee kala ah iifa iyo filmfare

9. parzaan dustar

parzaan waxaa si weyn looga xasuusta doorkiisa dhagoolka ee filimkii kuch kuch hota hai sidoo kale parzaan waxa uu isagoo yar keenay aflaamta kala ah mohabbatein, zubeida, parzania, hum tum iyo kabhi khushi kabhi gham parzaan hadda waa 27 sano jir waxa uu leeyahay shirkada naqshadeesa video-yada xayeesiinada

10. sana saeed

cidna ma hilmaami karto doorkeeda Anjali ee filimka kuch kuch hota hai sana ayaa sidoo kale waxa ay wax ka jishay dhawr aflaamood sida badal , har dil jo pyaar karega ka dib dhawr iyo 10 sano sana waxa ay dib ugu soo laabatay dhanka iyo filim jilista iyadoo wax ka jishay filimka uu soo saaraha  ka yahay karan johar ee student of the year

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*