Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Kasoo Bilow Priyanka Chopra, Akshay Kumar, Amithab Bachchan Ilaa Iyo Hrithik Roshan Xidigaha Bollywoodka Oo Aan U Kala Harin Inay Taageerayshooda Muslimiinta Ugu Hambalyeeyay Dabaal-daga Ciida

 

iyadoo maalintii shalay muslimiinta caalamka ku nool ay u dabaal-dagaayeen farxada maalinta Ciida kaaso sanadkii la arko labo jeer waana maalin ka duwan maalmaha kale maadamaa lasoo gutay bisha barakaysan ee Ramadan

sidaas darteed shaqsi walba oo caan ah waxa uu ku qasbanaaday xitaa haddii uusan ahayn Muslim inuu taageerayaashiisa muslimiinta ah inuu usoo diro hambalyo maadama ay jirto taageerayaal fara badan oo muslimiin ah oo iyaga taageeraan

waxaana shaqsiyaadkaas ka mid ah xidigaha Bollywood-Ka ugu caansan  kasoo bilow atariishada Priyanka Chopra , Shradha Kapoor , Varun Dhawan , Hrithik Roshan , Anushka Sharma , Akshay Kumar, Amithab Bachchan iyo xidigo kale oo badan

Fadlan hoos ka daawo qoraalada iyo hambalyada xidigahan ay soo dhigayn baraha bulshada

Amithab Bachchan

Priyanka Chopra

Akshay Kumar

Hrithik Roshan

Varun Dhawan

Katrina Kaif

Parineeti Chopra

Karan Johar

Huma Qureshi

Juhi Chawla

 

Shradha Kapoor

Anushka Sharma

Sanjay Dutt

Arjun Rampal

Yashraj Films

 

Anupam Kher

Jacqueline Fernandez

Anil Kapoor

Abishek Bachchan

 

Sonam Kapoor

Ekta Kapoor

Sushmita Sen

Sussana Khan

Bhumi Badnekar

 

 

Related posts

Shah Rukh Khan Vs Aamir Khan: Guulaha Ay Gaareen, Abaal-marinada Iyo Star Power-koda Isku Bar-Bar Dhig Labadan Atoore Ka Bogo!!

Ali Aadan

Maqaal: Atariishoyinka Bollywoodka Kuwooda Ugu Guulaha Badan Ee SRK Saaxiib Lanoqdeen !!

Ali Aadan

Waa Kuwoo 10-ka Atirisho Ee Shahid Kapoor Jaceylka Waalida Ah U Qaaden (+Sawiro)

Ali Aadan

Deg Deg: Aditya Pancholi Oo Dacwad Ka Gudbiyay Kangana Ranaut Kadib Kufsi Been Abuur Ah Ay Ka Sheegtay Inuu Kufsaday Xidigtaan!!

Ali Aadan

Filmka Bharat Iyo Todobaadkiisa Kowaad La Fidiyay Ganacsiga Adag Uu Sameeyay Kani Waa Hit Aan La Joojin Karin!!

Ali Aadan

Kartik-Ananya, Tara-Sidharth Iyo Lamaanayaal La Isku Xanto Midkeese Jeclaan Laheed In Xiriirkoda Dhab Noqdo (+Sawiro)

Ali Aadan