Katrina Kaif, Ranveer Singh, Jahnvi KapoorIyo Xidigo Kale Oo Labiska Ugu Wanaagsan Ku Yimaaden Xaflada Hello Hall of Fame 2019 (+Sawiro)

Looma kala harin xaflada heerksa sare loo agaasimay Hello Hall of Fame Awards 2018 ayadoo ay soo wada xaadiren jilaayasha Bollywoodka intooda ugu badan.

Dharka xidigaha ay soo qaaten mmisane goobta ay wacdaro kaga dhigen waa mid lakala saaray ama taxlil Fashion lagu sameyay ayadoo loo kala qiimeyay labis wanaagsan iyo labis qaab daran oo il qabad aan lahen.

Hadaba maqaalkana waxuu kahadlaya ama aan idiin la wadaagena sawirada jilayaashi labiska ugu wanaagsan goobta usoo qaateen waxaana liiskan hogaaminayaan Ranveer Singh, Katrina Kaif iyo Sonam Kapoor

Inaba caadi ma aha labiska Jahnvi Kapoor ay usoo qaadatay goobta waxayna meel iska saartay atirishooyin caan ah ayadoo waliba aan ahen atirisho.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Jilayaasha Goobta Labiska Ugu Wanaagsan Ku Yimaaden:

Ranveer Singh

Katrina Kaif

Vicky Kaushal

Ayushman Khurana

Jahnvi Kapoor

Farhan Akhtar Iyo Shibani Dandekar

Sonam Kapoor

pooja hedge