Katrina Kaif Siduu Waqtiga Isku Bedelay Ayuu labiskedana Isku Bedelay Xidigtaan (+Sawiro)

 

Quruxleyda asal ahaan British kasoo jeeda Katrina Kaif waa mid kamid ah atirishooyinka Bollywoodka ugu quruxda badan sido kalena si dhaqsi ah heerka kaga gaartay Bollywoodka.

Katrina waxay kusoo caan baxday filmka Maine Pyar Kiyun Kiya ee uu hogaamiyaha ka ahaa Mega Star Salman Khan waxayna kamid tahay atirishooyinka uu Sallu soo caan bixiyay.

Wixii markaas kadambeyay xidigtaan dib uma aysan jeedsan waxayna fanka ka gaartay heer sare ayadoo sanadkii 2013 kamid noqotay atirishooyinka ugu awooda badan maadama aflaam guulo taarikhi ah gaaren ay sameysay.

Balse xidigtaan hoos udhac weyn ayaa qabsaday intii udhaxeysay 2014-2017 sababto aflaamteda inta ugu badan wey ka guul daresanaayeyn balse wax walbo waxay ku tirtiray filmka TZH maadama uu noqday Hit-ka ugu weyn ee ay abid sameyso Katrina inkastoo 2018 uu u ahaa sanad xun maadmaa labadeeda film Thugs of Hindostan iyo Zero ka fashilmeen hadana.

Hadaba xidigtaan ayaa laga soo bandhigay maanta sawiro qaas ah kuwaaso la isku keenay maadama xiliyo kala duwan laga qabtay, halkaan hoose ka daawo waa sawiro talaadadii aan so dhaafnay laga soo bandhigay..

Bright-minimal

articles110-331

katrina-kaif-posing-for-shutterbugs-during-vogue-beauty-awards-2016-201607-761810

Katrina-Kaif-1

Katrina-Kaif-in-a-Marc-Jacobs-polka-dot-dress

katrina2

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*