Kriti sanon, Kiara Advani iyo Xidigo Kale Oo Kamid Noqdeen Liiska Xidigaha Ugu Labiska Xumaa Xaflada Zee Cine Awards 2019 (+Sawiro)

 

waxaan saacadooyin la hor nila wadaagnay xog walba oo ku saabsan abaal-marinta Zee Cine Award iyo sida loog kala guulestay .

Haatana waxaan idin la wadaagena xidigihii ugu labiska xumaa kuwaaso soo jiidan waayee dadka goobta la yimaadeen.

Kriti, Kiara Advani iyo kuwa kale ay waxa ay so weyn ugu fashilmayn inay soo jiitaan saxaafada maadama ay noqdeen kuwa ugu labiska xumaa xafladan h

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Xidigaha ugu Labiska xumaa Xafladii Zee Cine Award 2019:

1. Kriti sanon

2. Kiara Advani

3. Kubbra Sait

4. Chitrangda Singh

5. Ridhi Dogra