Home CIYAARAHA Kulanka ugu horeeyo ay Liverpool la cayaari doonto Norwich City oo Liverpool...

Kulanka ugu horeeyo ay Liverpool la cayaari doonto Norwich City oo Liverpool ugu bishaareynayo iney sanadkaan Horyaalka qaadi doonto.




Waxaa maanta lagu dhawaaqay jadwalka kulamada Horyaalka EPL ee xili ciyaareedka 2019-2020ka waxaana soo baxday in Horyaalka lagu fur furi doono kulanka dhex mari doono kooxaha Liverpool v Norwich City.

Kulankaan ayaa dadka wuxuu dib u xusuusinayaa fasal ciyaareedkii 1976-1977dii  markaas oo horyaalka lagu furfuray isla labadaan koox iyadoo waliba lagu cayaaray isla garoonka haatan lagu cayaari doono ee Anfield waxaana kulankaas 1-0 ku badisay kooxda Liverpool.




Arinta farxada u ah jamaahiirta Liverpool ayaa ah in sanadkaas 1877dii kooxdooda Liverpool ku guuleysatay Horyaalka England iyadoo waliba ka qaaday kooxda ay haatan ku loolamayaam tartanka ee Manchester City.

Intaas kuma eka Liverpool isla sanadkaas waxay ku guuleysatay tartanka Horyaalada Yurub ee UCL iyadoo sanadkii xigayna ee 1978dii Horyaalka markale qaadatay.

Hadaba su’aasha waxay tahay Liverpool markale ma sameyn doontaa guushaas taariikhiga oo ma isku qaadan doontaa Horyaalka iyo UCL??




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...