Home ARRIMAHA BULSHADA La Yaab: Nin Sedex Sano Oo Xariir Ah Hal Fariin (Message) Usoo...

La Yaab: Nin Sedex Sano Oo Xariir Ah Hal Fariin (Message) Usoo Diraayay Maalin Kasto Gabbar Ay Kala Hareen!!

 

Waa wax dabiici ah lamaanaha xiriirka ka dhaxeeyo inay kala haraan sidoo kalena labo wado kala duwan ay kala qaadaan qof walbana wuxuu isku dayaa noloshii ka luntay inuu iska hilmaamo ama ka kabsado.

Mararka qaar waxaa dhacdo lamaanaha marka ay kala haraan in mid ka mid ah qofka uusan ka samri karin soo xariiriyo ka baryo inay isku soo laabtaan markii dambena hadii diidmada laga badiyo kuwo qaar dhibaato ayay u geestaan lamaanahoodii hore.

Laakiin sheekadaan sidaas wey ka duwan tahay waayo nin ayaa la sheegay in sedex sano oo xariir ah maalin kasto fariin (Message) isku mid ah usoo diraayay gabbar ay kala hareen.

Maalin walbo ninkaan wuxuu gabadhii ay kala hareen usoo diraan fariin u qoran sidaan:

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Weli waan ku necbahay

Maanta ayaan xoogaa kusii yara nacay

Waan ku necbahay

Waan ku necbahay

Hadaba gabadha nafta loo keenay waxay ugu jawaabtay:

Waa yahay

Ma iga joojin kartaa maalin walbo fariinta aad ii soo direyo, mudo sedex sano oo xariir ah ayaad fariintaan igu waashay.

Ninkii wuxuu ku jawaabay:

Ma doonayo inaan ku hilmaamo

Waxaa la sheegay ninkaan si uusan u hilmaamin inuu fariinta sare maalin walbo u diro gabadha ay kala hareen sedex sano ka hor wuxuu sameestay Alarm ama dhawaqa saacada oo xasuusinaayo xiligii uu fariinta diri lahaa kkkk kkk kkkk.

Waa u jeediin iskoorka la sameeyay aqristayaal wax ka dhaha sheekadan, ninka weli gabadha miyuu jecel yahay ileen waxaan naceyb ka weyn, dooda waa xagiina…………….

F.G: Warbixintaan horey ayaan idiin la wadaagnay hadeer Funny ahaan u aqrista.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...