Lamaanaha Caanka Ah Ranver Singh Iyo Deepika Padukone Oo India Dib Ugu Soo Noqdeen Iyagoo Gacmaha Is Heestaan (+Sawiro)

Lamaanaha caanka ah Deepika Padukone iyo Ranver Singh ayaa sawiro laga soo qabtay caawa fiidkan xili ay Airport-ga Mumbai soo caga dhigteen saxaafada iyo sawir qaadayaal badana kusoo xoomeen.

Waxay ka yimaadeen magaalada London oo casuumaad u taalay bandhigyo ayee ka qeyb galayaan halka Deepika booqatay madxafka taalada u taal muuqaalkeeda ee London waliba wareysi ayee halkaas ku bixiysay maalmo kahor ama hal maalin kahorna baraha bulshada ayuuba wareysigan Live ka ahaa.

Hadaba danahoda markii ay soo dhameesteen dib ayee dalka ugu soo noqdeen sawiro ayaana laga soo qaaday iyagoo isla socdaan misane gacmaha is heestaan midaasn waa farxada sawir qaadayaasha ileen lamaane gacmaha isku dhagan hadee arkaan sawiradooda wey u gadmayaan.

Dhanka shaqada Ranver waxaa tiyaatarada u saaran filmkiisa Gully Boy halka Deepika ay sugeyso inee duubis ku bilaawdo filmka gabadha wajiga aashitada looga shubay looga hadlaayo fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo qabtay xidigahan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*