Waxaa habeen hore la qabtay xaflada weyn ee Gold Awards 2018 taaso si heer sare ah loo soo agaasimay sido kalena abaal marino kala nooc ah lagu bixinaayey ayadoo la gudoon siinaayey xidigaha Tv-yada ka howl galaan.
Xidigihii musalsalaadka laga daawan jiray uma aysan kala harin xafladaan ayadoo goobta si weyn u camirantay hadaba horey waxaan idiin kula wadaagnay sida loogu kala guulestaya abaal marintaan iyo sawiro badan markaana waxaan helnay lamaanayasha Tv-yada iyo sawiro u gaar ah.
Liiskan waxaa kujiraan xidigo ay kamid yihiin Anita Hassanandani, Rohit Reddy, Divyanka Tripathi, Vivek Dahiya iyo kuwa kale oo badan, fadlan halkaan hoose kaga bogo sawirada laga soo bandhigay lamaanayashan kadibna hal lamaane oo kula soo jiidasho badan u codeey…
Divyanka Tripathi – Vivek Dahiya:
Anita Hassanandani – Rohit Reddy:
Dipika Kakar – Shoaib Ibrahim:
Kunal Jaisingh – Bharati K:
Nakuul Mehta – Jankee Parekh Mehta:
Mohsin Khan – Shivangi Joshi:
Gautam Rode – Pankhuri Awasthy: