Looma Kala Harin Xaflada Lux Golden Rose Awards 2018: Kareena, Aishwarya, SRK, Alia, Hema Janhvi Iyo Xidigo Badan (+Sawiro)

Waxaa xalay fiidkii la qabtay xaflada caanka ah ee abaal marinda lagu bixiyo Lux Golden Rose Awards 2018 taaso sanad walba la qabto waxaana sanadkaan isugu imaadeen xidigo badan oo Bollywoodka katirsan.

Xidigaha kasoo qeyb galeen waxa kamid ah Akshay Kumar, Kareena Kapoor, Alia Bhatt, Janhvi Kapoor, AIshwarya Rai, SRK, Varun Dhawan, Hema Malini, Karisma Kapoor, Kartik Aryan, Zeenat Amaan, Nushrat Bharucha iyo kuwa kale oo badan.

Inaba caadi ma ahan sida xidigaha xalay goobta u camireen sido kalena kaga soo muuqdeen rooga casaanka ah Fashion heer sare ah martidii kale ee goobta timid waa la aqoonsan waayey markii xidigaha sare aan kuxusnay goobta imadeen.

Abaal marino kala duwan ayaa goobta lagu bixiyay sido kalena waxaa kasoo qeyb galeen shaqsiyaad kale oo ganacsatada India ugu waaweyn kamid ah damaashaad heer sare ah ayaana goobta xalay ka dhacday.

Waxaa xusid mudan in xitaa jilayaashii hore ee bari samaadkii goobta kusugnaayeen sida Hema Malini, Zeenat Amaan, Rekha iyo kuwa kale iyagoo iska dhicinaayen dhalinyada goobta shidaayeen.

Fadlan halkaan hoose kaga bogo sawirada laga soo qabtay xidigaha Bollywoodka xalay ka qeyb galeen xalfada Lux Golden Rose Awards 2018 iyagoo sawiradan laga qaaday xili ay xaflada galayeen rooga casaanka ahna dulsaarnayeen.

alia bhatt

kareena kapoor khan

janhvi kapoor

aishwarya rai bachchan

jacqueline fernandes

madhuri dixit

ankita lokhande

arbaaz georgia helen

vicky kaushal

kartik aaryan

varun dhawan

akshay kumar

hema malini

ishaan khatter neelima

chitrangada singh

kajol

karan johar

karan kundrra

sidharth malhotra

shikha talsania

rekha zeenat aman

nushrat bharucha

nakuul mehta

karisma kapoor

sonal chauhan

swara bhasker

taapsee pannu

tiger shroff

warina hussain

yami gautam