Ma Aaminaysid In Laadarka Mohnish Bahl Iyo Kajol Inay Walaalo Yihiin

dib u xasuuso aflaamta hum saath saath hain iyo hum apke kaun hai iyo main pyaar kiya waxa ay aflaamtaas noqday kuwa wada guuleystayn

waxaana dhamaantood hogaamiye ka ahaa aktarka salman khan sidoo waxaa waxaa salman qayb kala ahaa aktarka mohnish bahl isagoo aflaamtaas ku lahaa doorar wacan

laakiin doorka lagu yaqaano waa mid doorka xumaanta ama laadarka filimka isagoo qayb ka aha dhawr aflaamood oo guuleystayn laakiin waxaa ka yaabin doona marka aan ku sheego in aktarkan iyo atariishada kajol ay yihiin walaalo

haa waa sax waxa ay iska soo galaan kajol hooyadeeda tanuja iyo mohnish hooyadiisa nutan waa walaalo dhab ah sidaas darteed kajol iyo mohnish bahl waa ilmo habreed markaas mohnish waxaa seedi u ah ajay  devgan madaama ay u dhaxdo atariishada kajol