Ma Ahan Shah Rukh, Salman Iyo Amir Khan Aktarkan Ayaa Ahaa Aktarka Ugu Horeeyay Ee Hal Kii Filim Ku Sameeyay 1 Crore

sadexda khans waxaa lagu tilmaama inay yihiin Sadexda aktar ee ugu wanaagsan guud ahaan fanka india 25 sano ee lasoo gudbay iyagoo hadda ah aktarada lacagaha ugu badan ee filim ku sameeya

iyagoo hadda waxa mushaar ah lagu siin filimka iyagoo wax ka qaata faa’idada filimka uu soo xareeyo taaso ka dhigaysaa inay qaataan lacago waali ah

 

 

waana sadexda aktar ugu mushaarka badan xiligan gudaha india iyagoo sanad walba kasoo  muuqdaan liiska aktarada ugu badan ee dakhliga ugu badan soo gala

laakiin 25 sano ka hor miyay sadexdooda ahaayeen aktarada ugu mushaarka badan? jawaabta waa maya shah rukh khan salman khan iyo amir khan xitaa kama mid ahayn sadexda aktar ee ugu mushaarka badan

waxaa xiligaas bilaabay in mushaar ahaan loo qaato lacagta crore aktarka kamal isagoo ahaa aktarka gaaray darajada ah in a qaato crore kamal hassan ayaa sanadkii 1994 bilaabay in halkii filim ku qaato lacago gaaraya 1 Crore

isagoo booskaas kala wareegay aktarka amithab bachachan 1980-1987 ahaa aktarka ugu mushaarka badan waxaana booskaas kala wareegay aktarka kamal hassan isagoo kaalintaas hogaaminaayay inta u dhaxeeyay 1988 ilaa iyo 1998

1 Comment

Comments are closed.