Ma Ogtahay Filimka Mughal-E-Azam Inuu Yahay Filimkii Ugu Horeeyay Ee Soo Xareeyay 5 Crore

filimkan waxaa la daawaday sanadkii 1960 waxaana hogaamiye ka ahaayeen Dilip Kumar Iyo Madhubala iyadoo marka xaqiiqda laga hadlo filimkan waxa uu yahay filimka ay ku faanaan fanka dalka india gaar ahaan shirkada bollywoodka maadaama filimkan uu soo kordhiyya rikooro iyo waxyaabl cusub kaaso kor u qaaday mustaqbalka fanka bollywoodka

isagoo sanadkii 1960 noqday filimkii ugu qaalisanaa waxaana uu badalay qaabka aflaamta loo maal-gelin jiray sidoo kale Mughal-E-Azam waxa uu noqday filimkii ugu horeeyay ee hindi ah kaaso lagu daawado  Colour

sidoo kale filimkan waxa uu hogaaminaya aflaamta tiyaatarada saarna waqtiga ugu badan isagoo tiyaatarada iska saarnaa in ka badan 150 todobaad

filimkan ee u hogaamiyaha ka yahay Dilip Kumar ayaa xiligiisa waxa uu dhigay rikoor wey  ka dib markii uu soo xareeyay lacago dhan Rs 5 Crore oo xiligaas lala yaabay

filimkan waxaa lagu qarash gareeyay 1.5 Crore sanadii 1960 maantana wuxuu ka mid yahay filimada gu qaalisan oo ay ebid Hindiya sameeyeen!:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*