Ma Ogtahay Ranveer Singh Dhaawac Soo Gaaray Isagoo Duubayay Filimkan

Habeen Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Oo Aan Mar Walba Jecel Nahay Inan Idin Soo Gudbinaynaa Warbixinada Iyo Wararka Ugu Xiisaha Badan Maanta Waxan Ku Haya Aktar Ka Ranveer Singh Kaaso Dhaawac Kasoo Gaaray Xilli Uu Duubis Ku Guda Jiray

Iyadoo Mararka Qaar Aktar Ka Waa Mid Laga Ilaaliya Waxyeelada Ama Muuqaalda Halista Ah Laakiin Waxa Jira Aktaro Dhaawac Kasoo Gaaray Iyagoo Aysan Filanaynin Laakiin Kuwa Qaar Ayaa Ka Yaabin Doona

Sida Aktarkan Ranveer Singh Ranveer Ayaa Waxa Dhaawac Kasoo Gaaray Isagoo Duubaya Filimka Gunday Kaaso La Daawaday Sanadkii 2012 Waxaan Qayb Kala Ahaa Arjun Kapoor Iyo Priyanka chopra Ranveer Xilliga Dhaawaca Uu Soo Gaarayay Muusan Sameenaynin Muuqaal Action Ah

Waxa Uu Markaas Duubayay Muuqaal Hees Ah Ranveer Waxa Laga Rabay Inuu Sameeyo Dance Heer Sare Ah Kaaso Ranveer Sameyntiisa Isagoo Ku Guda Jiray Ayuu Is Xakameen Waayay

Isagoo Ku Dhacay Dhulka Waxa Uuna Hormarsaday Qaybta Hore Ee Wajiga Waxaa Dhaawac Kasoo Gaaray Dhabankiisa Laakiin Ranveer Waxa Uu Ku Madax Adeegay Inuu Dhamaystiro Muuqaalka Heestaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*