Home ARRIMAHA BULSHADA Ma rumeysan kartid fanaanada dhar dhigashada ku caanbaxday ee Nicky Minaj oo...

Ma rumeysan kartid fanaanada dhar dhigashada ku caanbaxday ee Nicky Minaj oo ugu dambeyn loo ogolaaday in ay sacuudiga Show ku qabato.




Sida ay qorayaan warbaahinta kala duwan fanaanada caanka ah ee Nicki Minaj kuna caan baxday heesaha Hip Hopka ayaa lagu soo waramayaa in markii ugu horeysay ay Show ku qaban doonto magaalada Jiddah oo ku taalo dhulka barakeysan ee Jazeerada carbeed.

Fanaanadaan oo inta badan markey Show qabaneyso caan ku ah iney is qaawiso ayaa loo ogolaaday in 18da bishaan July ay magaalada Jiddah show ku dhigato waxaana xaflada show sida la sheegay qaban qaabadiisa loo mari doonaa nadaamka cusub ee sacuudiga dajiyeen.




Nadaamkaas ayaa wuxuu yahay in goobta mamnuuc ka yahay khamriga iyo maan dooriyaha sidoo kalana waxaa manmnuuc ah in caruur 16 jir ka yar goobta yimaadaan.

Tan iyo markuu xilka dalkaasi sacuudiga la wareegay boqor Salman iyo wiilkiisa Muxamed bin Salman waxaa is badaleen sharciyo badan oo sacuudiga horay uga jireen sida showyada noocaan oo kale.




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...